Markaad Maxakamad leedahay Minnesota

Maxakamada sharcigu baqdin iyo wareer aya leeyihiin marka aad weliba tahay qof soo galow ah. Maxakamadaha Minnesota waxa loo sameeyey in ay dadka ka caawiyaan dhibaatooyinka kala soo gudboonaada sharciga. Waxay ku shaqeeyaan hab sinaan iyo cadaalad ah, meelkasta ka kaalay, midabkasta lahoow, luqadkasta ku hadal, diinkasta hayso, rag ama dumar ahoow.

Maal gelinta Barnaamijkan The Minnesota Judicial Branch.

Keywords: