Codadka ECHO

Thanks for creating a good resource to help all the diverse communities.

Pang M.

Community Health Worker

Sii Akhri

Sheekooyinkaaga Nala Wadaag

Fahanka xaalada deg-dega ee Barafka

Barnaamijkan ayaa daawadayaasha baraya waxa ay baabuurtooda ka yeelayaan marka lugu dhawaaqo xaalada deg dega ee barafka. Daawadayaasha ayaa baranaya shariciyad kala duwan ee magalooyinka Minneapolis iyo St. Paul leeyihiin si ay uga hortagaan in laga jiido gawaaridooda  

  

Macluumaadkan caawimaad ma kuu noqdeen?

Score0 0 votes

Take Our Survey

Have you heard about our new program, "Recovering from the Storm?" If so, tell us how you learned about it!

Charites Review Council - meets standards   GuideStar

User login