Qaddarkan yar ee daawashada ah waxaa loogu tala galay qoysaska iyo caruurta haysta karaka caafimaadka dawladda ee Medical Assistance ama MinnesotaCare. Qaddarkan daawashada ah ayaa si kooban u dulmaraya daryeelka caafimaad ee ka hortagga u ah ee caruurta iyo kuwa hanaqaadka ah. Sidoo kale qoysaska haysta kaarkan ayuu ku dhiira galinayaa inay barnaamijka Baadhista Caruurta iyo kuwa Hanaqaadka uga faa’iideeyaan. Maadaama aysan dhamaan daawadayaashu kaarkan caafimaad wada haysanin, qaddarka daawashadan gaaban waxay wacyi galin u wada tahay Baadhidda Caruurta iyo kuwa Hanaqaadka ah iyo sida maskax galka ah iyo sida ugu haboon ee lagu sugi karo caafimaadka caruurta iyagoo la xidhiidhaya kiliinkyada ay caadiga u tagaan.
Maal gelinta Barnaamijkan Anoka County, Dakota County, and Ramsey County Child and Teen Checkups
Barnaamijka Baaritaanka Guud ee Caruurta Iyo Barbaarta ayaa Caruurta Caafimaadkooda Suga
Baaritaanka Guud ee Caruurta Yaryar
Baaritaanka Guud ee Caruurta Da'da Iskuulka Gaadhay
Baaritaanka Caruurta iyo Barbaarta ee Barbaarta
Baaritaanka Guud ee Ilmaha iyo Barbaarta Samee oo Caafimaad ku Waar
Caruur Caafimaad Qab ah Barbaari, adigoo Kaashanaya Barnaamijka Baaritaanka Ilmaha iyo Barbaarta