Soo Tubiyayaasha ECHO ayaa ku tabarruca in ka badan 1,000 saacadood ee ku wajahan jaalliyadahooda sanadkiiba. Waxaa sii dheer in ay xariifnimadooda ay siinayaan ECHO TV (TELEFISHINKA ECHO) ayagoo tubiyayaal ahaan, waxa ay codkooda ku siiyaan ECHO Phone (Telefoonka ECHO) iyo ugu tabarruca ECHO Ambassadors (Waakillada ECHO) marka la qabanayo xafladaha jaaliyadda – iyaga oo ilaha ECHO galinaya gacmaha dadka aan ku hadlin af ingiriis macna leh ee aad ugu baahan.
Inta lagu jiro xaalado adag ee caama oo caafimaad ama ammaan, Tubiyayaasha ECHO ayaa turjumaya farrimo naf badbaadinaya ee lagu siinayo luqadaha kala duwan iyo duubaya adeegyada ogaysiiska (PSAs) ee raadiyaha, telefishinka, telefoonka iyo warbaahinta qoran.
ECHO haddafkeedda magaari karto ayadoon addeegsan hawlkarnimada iyo taageerada laga helayo shaqsiyaadkan naxariista leh.