“Hargab xun ama fuluu caalamka oo dhan
asiiba wuxuu noqon doonaa mid
dhammaanteen dhibaato nagu soo
kordhiya. Balse ma dhici karto in si fudud
looga nabadgelo, laakiin haddii aannu is
caawinno innaga oo isku duuban,
waxaannu sameyn karnaa siyaabo badan oo
aannu isugu diyaarinno kolka uu dhaco
xanuun caalamka oo dhan asiiba.”
Hargab xun ama fuluu caalamka oo dhan asiiba wuxuu noqon doonaa mid dhammaanteen dhibaato nagu soo kordhiya. Balse ma dhici karto in si fudud looga nabadgelo, laakiin haddii aannu is caawinno innaga oo isku duuban, waxaannu sameyn karnaa siyaabo badan oo aannu isugu diyaarinno kolka uu dhaco xanuun caalamka oo dhan asiiba.
Keywords:
Flu, sick, health, illness, avian flu, bird flu, bird, pandemic